Tirinta codadka Wareega 1aad oo la soo afjaray (Sidee codadka loo kala helay?)

Waxaa la soo gebagebeeyey tirinta codadka Wareega koowaad ee doorashada golaha shacabka Baarlamanka Somalia oo ay ku tartamayeen illaa todobada Musharax. Musharaxiinta ayaa codadka u kala helay wareega koowaad sidan:- 1- C/rashiid Maxamed Xiddig 6 2- C/llaahi Axmed Aadan Black 33 3- Aadan Maxamed Nuur Saransoor 23 4-Xassan Cabdi Nuur 98 5- Sadiiq C/llaahi Cabdi … Continue reading Tirinta codadka Wareega 1aad oo la soo afjaray (Sidee codadka loo kala helay?)